System Tutorial

Tilmaamaha Nidaamka

Halkan ka daawo muqaalada ku baraya sida loo isticmaalo nidaamka.

1

Sida Account Loo Sameysto & Loo Isticmaalo

Muqaalkan wuxuu si faahfaahsan kuugu sharxayaa qaabka aad isku diiwaangelin karto, iyo sida loo dhex mushaaxo nidaamka SFP.

2

Sida Loo Maalgashto Packages-ka

Halkan ka baro sida xirmooyinka (Packages) loo iibsado ama maalgashi loogu sameysto adigoo adeegsanaya hantidaada (Deposit).

3

Sida Lacagta Loola Baxo (Withdrawal)

Habka ugu fudud ee aad ula bixi karto faa'iidadaada ama lacagtaada. Muqaalkan wuxuu ku tusayaa tillaabooyinka lacag bixinta.

4

Sida Lacag Celin Loo Dalbado & Shuruudaha

Haddii aad u baahato lacag celin (Refund), halkan ka daawo sida loo dalbado iyo shuruudaha muhiimka ah ee ku xiran lacag celinta.